Waxaan kuu beddelnaa fikradahaaga naqshado casri ah, muuqaallo xayeysiis leh, iyo aqoonsi summadeed oo xirfad sare leh.
Mashruucyo
Macaamiil
Sano Khibrad
Naqshado tayo sare leh
Fikrado cusub iyo hal-abuur
Shaqo degdeg ah
Waxaan bixinaa adeegyo naqshadayn oo dhamaystiran
Astaamo casri ah oo xusuus reeba.
Dhisidda aqoonsiga summadaha.
Posters xirfad leh oo soo jiidasho leh.
Naqshadaha Facebook, TikTok iyo Instagram.
Muuqaallo xayeysiis iyo reels casri ah.
Websites casri ah oo responsive ah.
Shahaadooyin iyo aqoonsiyo tayo leh.
Wedding, Graduation iyo Event Cards.
Mufakir Designs waxaa aasaasay Cabdiraxmaan Mahad Aadan oo ah Graphic Designer iyo Branding Specialist leh khibrad ka badan 4 sano. Waxaan ku takhasusay Logo Design, Branding, Social Media Design, printing service, Website Design iyo Video Editing.
Hadafkaygu waa inaan fikrad kasta u beddelo naqshad tayo sare leh oo si wax ku ool ah u gudbisa fariinta macaamilka.
Nala Soo XiriirExplore our creative work across different categories
Muuqaallo xayeysiis iyo video editing casri ah
Waxa ay macaamiishu naga yidhaahdeen
"Adeeg aad u tayo badan. Waxaan helnay naqshad ka sarreysa filashadayadii."
"Logo-ga iyo branding-ka aan helnay waxay si weyn u kordhiyeen sumcadda Dugsigeena."
"Mufakir Designs waa meel lagu kalsoonaan karo marka la rabo naqshad xirfad leh."
MacmiiL joogta daafaha dunida.
Buuxi xogta macmiilka si loo diiwaan geliyo.
Waxaan diyaar u nahay inaan ku caawino
+252 619 563 607
mufakirdesigns@gmail.com
Mufakir Designs